Posts

Showing posts from September, 2022

Xafiiska Maareynta Mashaariicda NAO ee Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya maxaa uga soo kordhay xafiiska dhigiisa dalka Uganda.

Image
  Hawl-wadeenno ka socda Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XJFS ayaa safar aqoon kororsi shan cisho ah ku soo qaatay magaalada Kampala ee Dalka Uganda. Howlwadeenada ayaa booqasho rasmi ah ku tagay xaafiska NAO iyo mashaariic horumarineed oo uu fuliyay xafiiskaasi. Hawl-wadeenada ayaa warbixino la xariirta daadejinta maareynta mashaariicda, hababka kormeerka, qiimeynta iyo qorshooyinka horumarineed ka dhageystay xubno sarsare oo ka socda Wasaaradda Maaliyada, Qorsheynta, Maalagshiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Wadanka Uganda. Ku-xigeenka Xafiiska NAO ee Wasaaradda Qorsheynta ahna Madaxa Mashaariicda Dowladda ee EU-da Mudane Cabdi Muxumad Axmed ayaa sharaxay ujeedada socdaalka Aqoon korarsiga u lahaa howlwadeenada ka socday Wasaaradda Qorsheynta. “ Waxaan safar aqoon iyo waayo aragnimo korosi loogu talagalay in howlwadeenada Wasaaradda Qorsheynta gaar ahaan Xafiiska Maareynta Mashaariicda EU ka helaan ayaan kala soo laabanay waayo aragnimo waxtar u leh dal...

Today The Minister of Planning, FGS presided over validating the National Integrated Monitoring & Evaluation Framework.

Image
  The Minister of Planning, Investment and Economic Development of the Federal Government of Somalia, H. E, Mohamud Abdirahmaan Beenabeena opened a meeting on the Verification of the National Monitoring and Evaluation Process in Mogadishu. This meeting to confirm the national monitoring and evaluation process was attended by the Minister of Planning, the Director of Monitoring and Evaluation and Sustainable Solutions, Ms. Zahra Abdi Mohamed, the directors of the government at both levels, federal level, regional government and senior staff. One of the main objectives discussed in the meeting was to find a national monitoring and evaluation system that will be used to obtain accurate and complete information on the projects and programs of the Government and its partners based on the 9th National Development Plan and can be used by the various partners and stakeholders concerned with the implementation of the 9th National Development Plan at the federal, regional and internatio...